Home Afsomali Maamulka Somaliland oo ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya

Maamulka Somaliland oo ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya

Maamulka Somaliland oo ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya

sheegtay in ay aqoonsantahay Somaliland ayaa ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo ay ku jiraan shan Jaamacadood oo ku yaalla Somaliland.

Guddiga tacliinta sare ee Somaliland oo shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in Somaliland aysan waxba ka khusaynin qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay inay ku samaysay Jaamacadaha Soomaalida

Ma jiraan Jaamacado Somaliland ku yaalla oo dowlada Soomaaliya ay qiimayn ku samaysay, waana been abuur wararka arrintaas sheegaya” ayey shirkooda jaraaid ku yiraahdeen guddiga.

“Waxay oran jireen hawada, badda iyo dhulka Somaliland anaga xukuna, arrintana taas

kama duwana Jamacadaha Somaliland koomishanka halkan jooga ayaa xukuma” ayay sidoo kale yiraahdeen.

Wasaarada Waxbarashada ee Soomaaliya, soo bandhigtay Jaamacado ayaa sheegtay inay ka gudbeen 41 jaamacadood qiimayn ay samaysay, waxaana ku jira shan

Jaamacadood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.