Inta badan tv yada somaliland fadhigoodu yahay oo laga waayey liiska warbaahinta lagu casuumay xiritaanka shirka qaran ee wadatashiga doorashada ee maalmahaa madaxda dalka qaarkood uga socday teendhada afisyooni
Dood adag oo ka targan qaabkii loo xulay warbaahinta tabineysa gabagabaga shirka wadatashiga qaran
Masuuliyiinta warbaahinta laga kaaftoonay ayaa si aad ah uga xumaaday ku tagri falka uu saneeyey
Wiil magaciisa lagu koobay gaadaco oo markii aan la xariiray igu yiri xafiiska qaab qabiil ayaan ku joogaa waxaan rabo ayaana ii qora leeyahay wariyayaasha saaxiibaday ah waayo anigu wariyayaasha iyo warbaahinta waxba kama aqaan waxaana sidoo kale la ii sheegay in ay liiska qoreen wariyayaal rabay in ay isaga ceebeeyeen.
Waxayna si dhabar ka taabasho iyo nin jocleysi ah u qoreen saaxiibadood iyaga oo ty yada laga leeyahay somaliland si ula kac ah uga reebay liiska intooda badan
Waxaa loo maleynayaa dhalinyaradii gaadaco warbaahinta ii qora yiri in ay xoogaa lacago ah ka sameeyey qorista liiska inkasta oo aan taa cadeymo loo heyn.
Waa 32 warbaahin inta tabineysa oo 30ka yihiin koofurta halka 2 na ay yihiin somaliland mahadsanidiin
Magacyada xarumaha ay qorteen ayaa sidaan ah
MEDIA LIST
INTERNATIONAL MEDIA LIST
No Magaca Hay’adda Warbaahinta
1 Omar Mohamuud Ali
Abdinsir Abukar Hareed Aljazeera
2 Faysal Omar
Abdirahman Hussein Reuters
3 Mohamud Abdisamad
Bella Sheegow BBC
4 Sadak Mohamed Anadulo News agecny
4 Cabdulqaadir Cabdulle OK VOA
5 Abdirahman Omar Abdulle Horn Connect
6 Yaasiin Maxamed Xirsi Horn Connect
7 Mohamed Mohamud Abdullahi Alarabiya
8 Faarax Cabdi Warsame AP
9 Cabdi Xuseen Faarax AFP
10 Saciid Yusuf Warsame EPA
National Media List
10 Nuuridiin Cabdullaahi Colujoog
Cabaas Cabdi Xaashi Universal TV
11 Faadumo Cabdulqaadir:
Maxamed Cabdiraxmaan Dalsan TV
12 Mahad Hassan Abdi
Zakariye Ahmed Muse Shabelle Media
13 Saleebaan Axmed Raage
Abdirahman Omar Abdulle Somali Cable
14 Cabdulqaadir Maxamed Xasan RTN TV
15 Guuleed Aadam Muuse Kalsan TV
16 Bile Mire Horn Cable
17 Abdirahman Mohamed
Wardi Ahmed Cabdulle Goobjoog TV
18 Cabdullaahi Sheekhdoon SBC
19 Ahmed Mohamed Ibraahim Radio Kulmiye
20 Cali Xasan Cali Radio Risaala
21 Cabdulle Muuse Xasan Som News
22 Cabdifitaax Muumin Ilkacase 5TV
23 Cabdullaahi Xuseen Cumar Mustaqbal Media
24 Fu’aad Muxyidiin Khaliif SNTV
25 Cabdi Aadan SNTV
26 Cabdikhadar Cabdullaahi Ibraahim SNTV
27 Maslax Abshir SNTV
28 Xuseen Maxamuud Maxamed SNTV
29 Deeq jiinow macalin
Saab TV
30 Shamis Hasan Harun VOS TV
31 Abdifitah Mohamud Shaarkey SNTV
32 Maxamed Cabdulahi maxamed CBA TV