Home Afsomali Danbi baarihii saldhiga Bolice ka oo la dilay

Danbi baarihii saldhiga Bolice ka oo la dilay

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed.

 

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray  Cumar idiris waxaana la dilay xilli sii galayay Masaajid ku yaala Agagaarka Saldhiga Degmada yaaqshiid.

 

Ninkaan ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid da’ah oo si weyn looga yaqaanay degmada oo ka shaqeeynayay sanadyo badan saldhigeeda.

 

Waxaa uu ahaa OBI qoraha Saldhiga Degmada Yaaqshiid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.