Home Afsomali Ra’iisul Wasaaraha Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Itoobiya...

Ra’iisul Wasaaraha Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Itoobiya u jooga Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Itoobiya u jooga Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan.
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Itoobiya ayaa intii kulankoodu socday waxay isla soo qaadeen arrimo dhowr ah oo khuseeya xiriirka derisnimo ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii hormarin lahaa.
Previous articleRa’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin lagu sameeyay, lana gaarsiiyay heerka ugu sarreeya ee lagu qiimeeyo adeegga hawada caalamka.
Next articleWasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Ahmed Hassan Aden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya mudane FEI Shengchao.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.