Home Afsomali Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla ayaa Xildhibaanad Maamulka koofur galbeyd ugu baaqay ...

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla ayaa Xildhibaanad Maamulka koofur galbeyd ugu baaqay in ay doortaan codkoodana siiyaan hogaamiye kashaqeyn kara Baahida bulshada konfur galabeed ay qabaan

kon fur galbeed somalia bartamha bisha soo socota waxaa lagu wadaa in ay kaqabsonto dorashada madaxtnimo ee daganadaas

waxaana marba marba kadanbeyso magalada baydhabo oo ah xarunta kumeel gaar u ah kon fur galbeed sooo gaadha musharixiin ujeed kooda yahay iney utartaman korsiga madaxweyne

xildhibaan shariif maxamed cbdalal oo kamid ah mudanayasha barlamanka ee laga soo dortay deeganadaas ayaa shegay in wax lagu farxo ay tahay olalaha xogan eekasocda bay dhabo tuaas oo muujineysa heerka uu garsiisan yahay is dhaxgalka madaxda iyo shacabka konfur galbeed

 

dhankla kale xildhibaan ayaa uu kula dardamay xildhibanada wakiilka ka ah codka shacabka iney soo doortaan madaxweyne udacad adeegi kara shacab

 

Previous articleGolaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2019 ( DAAWO SAWIRADA )
Next articleTRADE MARK – CAUTIONARY NOTICE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.