Tabliiq waxa laga faa’iida wax yaabo badan
Liibaanteenna adduunyo iyo liibaanteenna aakhiro waxay ku jirtaa amarka allaah oo la qaato laguna qaato Dariiqa rasuulka salla laahu caleyhi wasallam, Arrinkaasina wuxuu u baahan yahay dadaal iyo juhdi dheeri ah, Markaa walaalayaal dhammaanteen aynu diinta u wada shaqayno oo wanaagga iyo kheyrka is farno, xumahana iska reebno, diyaar ma u nahay walaalayaal? mustaciddiin maasha’allah?
1- Salaadaha shanta ah oo Masjidka jamaacada lala tukado
2- sunooyinka salaadaha la socda oo lala qabsado
3- Dadka oo kheyrka lala jeclaado
4- salaatul-laylka oo nafta la baro
5- Masaajidka oo salaadaha ka dib xoogaa lasii yara fadhiyo
6- guriga oo habeenki inta laysku imaado dhawr xadiis iyo aayado laysku faaiideyo
7-in lagu sabro diinta faafinteda wax walba oo kaso gaadha
8- Qur’anka ood ehel u noqotid .
9- Naftaada ood diinta ku tarbiyaysid
Intaas oo dhan waa xaqiiqoyin an anigu soo arkay la iigama shekeynayo Tabliiq