Home Afsomali Kulan lagu jahwareerinayo reer Sool iyo Sanaag oo Muqdisho ka dhacay

Kulan lagu jahwareerinayo reer Sool iyo Sanaag oo Muqdisho ka dhacay

Shacabka Dega Gobolada Sool ,Sanaag & Cayn Sanad Walba Siyaasiyiin Hore U Fashilmay Oo Hunguri Daneed Leh Ayaa Shir Uu Mashruuc Ku Raadinayo   Ugu Yeera

Kadib Markii Uu Mashruuciisii Hirgalana Halkaa Kaga Dhaqaaqa Waxaan Dhalinyarada Wax Bartay Ee Goboladaas Ugu Baaqi Lahaa (

Hadii Labo Waraabe Kuu Heshiiyaan Midna Asxaan Kuu Samayn Maayee )

Dalkiina Gacmaha Isu Qabsada Oo Ka Hortaga Mashaariicda Hadba Inta Laydinku Qaato Magaciina Ku Soconaya Dal Iyo Dadna Aan Wax Loogu Qabanayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.