Home Afsomali Maxaa kordhiyey qaraxyada is-miidaaminta ah ee ay shaqsiyaadka ka fuliyaan Muqdisho?

Maxaa kordhiyey qaraxyada is-miidaaminta ah ee ay shaqsiyaadka ka fuliyaan Muqdisho?

Bilooyinkii ugu dembeeyay waxaa Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho kusoo badanayay qaraxyada ismiidaaminta ah oo ay dadku isku soo xiraan, kuwaas oo lala beegsanayay bartilmaameedyo kala duwan.

Qaraxyadaas ayaa waxay sababeen iney dad badan ku dhintaan kuwa kalana ay ku dhaawacmaan. Soomaaliya waxaa kusoo badnaan jiray qaraxyada loo adeegsado gawaarida iyo miinooyinka.

Haddaba maxay tahay sababta keentay iney soo kordhaan weerarada dadka is-qarxinaya?  ayaa su’aashaas  daraaseeya amniga ee Muqdisho.rajo ka muujiyeyu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.