Home Afsomali Dhageyso 400 dhalinyaro mareykanka ku xiran oo in Muqdisho loo tarxiilo sugeyso...

Dhageyso 400 dhalinyaro mareykanka ku xiran oo in Muqdisho loo tarxiilo sugeyso dhawaan

Soomali ku xiran Mareykan oo cabasho kamuujisay tarxiil loogu soo wada Soomaaliya

In ka badan 400 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada dalka Mareykan ka ayaa muujinaya cabasho ku aadan tarxiil ama musaafurin la doonaayo in loogu soo kaxeeyo dalkooda Soomaaliya. Inta badan dhalin yaradan ayaa u xiran siyaabo la xiriira habka ay ku soo galeen dalka, sida uu balan qaadan madaxweynaha hada qabsaday dalka Mareykan-ka Donald Trump inuu joojin doono soogelida dalkiisa dadka u dhashay dalal ay ka mid yihii Soomaaliya

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.