Home Afsomali 30 qof oo isugu jira agaasimayaal warbaahineed iyo gabdho saxafiyiin ah ayaa...

30 qof oo isugu jira agaasimayaal warbaahineed iyo gabdho saxafiyiin ah ayaa dood kaga qeybgalay Muqdisho( DAAWO SAWIRADA)

Kaqeybgalayaashii wadahadalada miiska wareega ayaa si faahfaahsan uga wada hadlay caqabadaha ugu waaweyn ee hortaagan dhaqan galinta wax ku oolka ah ee ku dhawaaqista jinsiga iyo xalalka caawinaya ku dhaqanka mabaadi’da hagida ee bayaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com