Home Afsomali Aqriso banaabaxa Magaalada Gaalkacyo sii sagootin Alshabaab baa mise waa...

Aqriso banaabaxa Magaalada Gaalkacyo sii sagootin Alshabaab baa mise waa soo dhaweyn

inta badan  Goobaha Ganacsigaa  Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa xiran kadib amary kasoo baxay laamaha Amniga Magaalada.

Waxaa si rasmi ah u Dhaqan galey awaamiir laamaha Amniga Magaalada ay  soo saareen, kaas oo ahaa in la xiro  Goobaha Ganacsiga, sidoo kalena dadka ay kasoo qeyb galaan banaanbax looga soo horjeedo Al-Shabaab

Wadooyinka waaweyn ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la dhigay Ciidamo Boolis ah, waxaana socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee banaanbaxa lagu dhiirigelinayo Ciidamada dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Degaannada Galmudug ayaa waxaa xilligaan ka socda guluf dagaal oo ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Galmudug, kaas oo ka dhan ah Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.