Taliban ayaa u magacawday maxbuuskii hore ee Guantanamo sii hayaha xilka wasiirka gaashaandhigga,
Kooxda Taliban ee Afghanistan ayaa u magacowday mullah Abdul Qayyum Zakir oo ahaa maxbuuskii hore ee Guantanamo inuu noqdo sii hayaha xilka wasiirka gaashaandhigga, sida laga spopo xigtay ilo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Islaamiyiinta daalibaan .
Taliban ayaa magacawday maxbuuskii hore ee Guantanamo Bay oo la sii daayay 2007 xilligii George W Bush oo uu noqday maskaxdii milatari ee wasiirka cusub ee gaashaandhigga dowladda Afgaanistaan.
Dhanka kale Wasiirkii Isgaarsiinta ee Afkhaanistaan Sayed Ahmed Shah Sadat Shalay Wasiir muhiim ah ayuu Afghanistan ka ahaa ,
Maantana wuxuu qaxooti ku yahay Jarmalka waxa uuna ku shaqaystaa Baaskiilka ay maqaayadi leedahay kaasi oo uu Dadka cunada Dalbado loogu geeyo raashinka ay dalbadaan