Home Afsomali ilma gareen caawa waxay qaadayaan heestii waa kala guurkii iyo guriga qoor...

ilma gareen caawa waxay qaadayaan heestii waa kala guurkii iyo guriga qoor qoor soo aqrista hee

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa hadda waxaa uu shir uga socdaa guriga Madaxweyne Qoorqoor. Kulankan oo ahaa mid horay labada dhinac ugu balameen, markii shirar gaar ah yeesheen ayaa la filayaa inay si wadajir ah go’aan uga gaaraan arrinta muddo kordhinta Madaxweyne Farmaajo u sameeyay Golaha Shacabka.

Labada Maamul ee Galmudug iyo Hirshabelle ayaa laga sugayaa inay si cad u diidaan muddo kororsiga, kaddib markii warqad laga qoray Madaxtooyada dhowr habeen ka hor ay labadan Maamul uu mid beeniyay, midka kalena uu taageeray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.