Home Afsomali liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland)

liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland)

Ra’iisul Wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland) ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

Gudoomiye cabdi xaashi ma jiro cid ku haysata Kursiga, waxuuna utaaganyahay  kursigiisa, sidoo kale Liiskaan waxaa ka Soo Muuqday Wasiir Dubbe iyo ibraahim iidle Suleymaan.

Sidoo kale Xubnaha Liiska Laga saaray waxaa ka mid ah Ayuub ismaaciil oo Taageere u ahaa Madaxweyne Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.