Home Afsomali Guddiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

Guddiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa lagu magacaabay gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha ee dhawaan lagu waddo in ay dhacdo.

Gudiga oo ka kooban ilaa 9 xubnood ayaa laga soo kala xullay qeybaha bulshada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed, kamana mid ah gollaha shacabka [Baarlamaanka Soomaliya]

Ilaa 24 musharax ayaa si buuxda isku diiwaangalisay in ay ka qeybgallaan doorashada madaxweynaha oo  la filayo in ay dhacdo 8 bisha Feberaayo oo ay ina xigaan maalmo kooban

Hadaba Akhriso magacyada guddiga :

https://youtu.be/_JzDaxj-c6c

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.