Darawalada iyo milkiilayaasha mooto bahaajta oo ka cabanaya dilal loo geysto iyo howlahooda oo hakad la galiyo.
Eedahaan ayaa loo jeediyey wasaarada gaadiidka xafiiska taraafikada wasaarada maaliyada iyo weliba ciidanka ilaalada deegaanka .
Wadayaasha qaarkood ayaa xusay in hadii leasing dhaco iyo hadii la cusboobeysiinayo isku qarasha yihiin helitaankiisa ay dhib ku qabaan waxayna dhankankae sheegeen taargada ay si dhib ah ku helaan xiliyada qaarna ay mudo dheer sugaan waxayna Heya.daha ku shaqada leh ugu baaqeen in arintaa dabagal lagu sameeyo
Geesta kale Mid ka mid ah dhallinyarada ku shaqaysata Mootada loo yaqaanno Bajaajta ayaa lagu dilay Magaalada Mudisho.
Wararku waxaa ay sheegayaan in Maraxuumka lagu dilay ex control afgooye waxaana lasoo sheegayaa in dilka ay ka dambeeyeen ciimada halka ka howlgala oo aan midkood laga qaban loona xirin falka dilka