Kualan taageero loogu muujiyey xilbaan hore xusen carab case oo muqdiaho ka dhacay
Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii kursiga beel baha duqsi aan cid kale ugu fadhiisan waxaana munaasibada ka soo qeybgalay siyaasiyii ganacsato bahda dhaqanka dhalinyaro haween iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay
Masuuliyiin madasha ka hadalshay ayaa sheegay in ay taageerayaan isla markaana garab taagan yihiin Xusen Carab ciise ayna u wakiisheen kursiga reerka
Ee tirsigiisu yahay hope 239 waxayna xuseen In ay leeyihiin reer baha duqsi oo kaliye
Waa in aan la fara galin karin
Boobka uu ku haayo raiisal wasaare ku xigeen
Waxaan suldaanka uga digeynaa in uusan reer kale u booking kursiga reer