Home Afsomali Full VIDEO Mashruucii iibsashada dhulalka danta guud oo gudi hor leh loo...

Full VIDEO Mashruucii iibsashada dhulalka danta guud oo gudi hor leh loo saaray

Ra’iisul Wasaaraha XFS isaga oo tixraacaya go’aankii Xeer Madaxweyne ee ku aadanaa ku Takri-falka iyo Masuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilligan doorashada oo uu saaray Madaxweynaha JFS 27 Oktoobar 2021 ayaa waxa uu magacaabay guddi heer Wasiir ah oo qaabilsan ilaalinta iyo ka hortagga in la masuqmaasuqo dhulalka danti guud, waxana xubnaha guddigaas ay kala yihiin

Wasiirka A/Gudaha iyo Dib u Hishiinta Mukhtaar Xusen Afrax Guddoomiye
Wasiirka Cadaaladda C/qaadir Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Abiikar X. Xubin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.