Home Afsomali Full VIDEO Qaabkii Beesha Karanle hawiye Boqor Buur Madow Dayniile ugu soo...

Full VIDEO Qaabkii Beesha Karanle hawiye Boqor Buur Madow Dayniile ugu soo dhaweysay oo dhameystiran

Qaabkii Beesha Karanle hawiye Boqor Buur Madow Dayniile ugu soo dhaweysay oo dhameystiran
Ereyadii kooxda Barbara gaashaan halkaa ka soo jeesiyeen waxaa ka mid ahaa Boqorka sanaag Hiilaa ku keentay waa hubaa e hargeysa hadalkeena geey

hiiraan iyo hargesa weyn halkaan adow hogaamiyaa

ar minowsan hilib keen aheyn halkaanba kama hiiliyeen

hadalka waa isla heleen hawiye iyo isaaq hadoo

halyaagi reer hargeesayaa hogaanki jacfar weys heleen

waa niman isu hiiliyoo hadoo bariga dalka ka halaabimaa

boqor buur madoobe iskuma keena jeentidoo  muga isma hurtaa isku hertee

boqor buur madow halyaayga hadalkow yiraa nahaaya lanaa hagran maa

Iyo ereya kale oo lafta iyo dhuuxa ku dhaqaajinaa

Munaasabad ay ka qeybgaleen Sanator wasiir saraakiil ciidan iyo waxgarad kale ayaa lagy qabtaay Magaalada Muqdisho
Munaasibadaan qado sharafeedka ahaye dayaa loo sameeyey Boqor Cusmaan Owmaxamud oo ka mid ah salaadiin dhaqanka Somaliland oo maalmahaan Muqdisho Booqasho ku joogay isaga iyo Xubno kale oo uu hogaaminayey waxaana casuumaada fidiyey beesha karanle hawiye oo ka mid ah beelaha daga Magaalada Muqdisho
Munasibada in tii ay socotay waxaa hadalo ka soo jeediyey siyaasiyiin madaxda dhaqanka iyo saraakiil ciidan waxaana boqorka iyo wafdigiisa la gudoonsiiyey hadiyado qaali ah oo ay ku jiraan laba faras oo lagu maamuusay
Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaafi ugaas faracada ayaa sheegay in boqor buur madow yy uahay Boqorka Geeska Africa uuna mudan yahay in munaasibadaan iyo mid ka heer sareysa Muqdisho loogu sameeyo
Geesta kale waxaa munaasibada hadalo soo dhawweyn mahadcelin iyo guubaabo iskuugu jria ka soo jeediyey Xildhibaano saraakiil madax dhaqameyd iyo waxgarad kale
Guntii iyo gabagabadii waxaa munaasibada soo xiray Boqorka geeska Africa Cusmaan oq Maxamuud Buur badow oo soo dhaweynta loo sameeyey ka mahadceliyey isaga xusay in waqti danbe ay si wanaagsan isku wareysan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.