Home Afsomali Full VIDEO Xabeeb Mentel Hospital ee Magaalada Muqdisho oo hadiyad geel ah...

Full VIDEO Xabeeb Mentel Hospital ee Magaalada Muqdisho oo hadiyad geel ah iyo Raashino kala duwan ka gudoontay Daahir Calasow iyo gabdho Somaliyed

Xabeeb Mentel Hospital ee Magaalada Muqdisho oo hadiyad geel ah iyo Raashino kala duwan ka gudoontay Daahir Calasow iyo gabdho Somaliyed
Munaasibada gudoonsiinta oo ka dhacday Xarunta oo ku taal dagmada kaxda ,
xaruntaan ayaa xiligii aan booqanayey waxaa ka socotay howlmaalmeydka caadiga waxaana la qaabilayey bukaano cusub halka qaarna baaritaan caafimaad oo dhameystiran loo fdinayey
waxaa hadalo mahadcelin ka jeediyey Gudoomiyaha Xarunta Xabeed mentel hosphital ee daaweynta iyo Xanaaneynta dadka qaba cudurada dhimirka Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale oo faahfaahiyey Xaalada ay ku nool yihiin 282 ruux oo iskuugu jira rag iyo dumar halka 37 ka mid ah uu isagu ka bixiyey jiifka raashinka iyo daawada wuxuuna u mahadceliyey qof kasta oo gacan bini aadamnimo ka geystay socodsiinta howsha baaxada leh ee uu bulshada u haayo wuxuuna dhaman dadyowga caalamka ka dalbaday in ay soo caawiyaan dadka ku jira xaruntaan .

dhanka kale wuuu u mahadceliyey samafale daahir Calasow oo xarunta ugu deeqa rashin mudo bil ah ku filan

wuxuuna gudoomay intii aan xarunta ku neef geel ah oo xarunta ay ugu sadaqeysteen gabdho somaliyeed oo ay hormood ka tahay Shamso Axmed
qaar ka mid ah bukaanada iyo dadka kale ee dhaqan celinta xarunta waalidiintood u keeneen oo aan miirophonka la dhaxmaray ayaa su.aalihii aan weydiiyey siyaabo kal duwan uga jawaabay xili ay xaaladooda caafimaad ka soo raaneyso isla markaanaay bartiaan cafimaad lagu sameynayey iyaga oo qaarkood ku howlanaa barashada iyo xifdinta quraanka kariimka iyo Axaadiista sida ay ii sheegeen shaqaduna waa mid 24ka saac ah 24 saac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.