Home Afsomali Full VIDEO Buur madow wuxuu qabiil ku taageeray ..

Full VIDEO Buur madow wuxuu qabiil ku taageeray ..

iska caabin wareyd ayaa ka bilaabatay magaalada Muqdisho oo dhan ah Buurmadow wanaag ku cabiray walaallkii amiirkii Alshabaab Axmed Godone taasi oo reer Muqdisho ay u arkaan meelka dhac weyn  oo uu ku kacay buur madow .

 

Cismaan Abuu Maxamuud (Buurmadow) ayaa goob munaasibad soo dhaaweyn ah loogu sameynayey ka sheegay inuu xarakada uga tacsiyadeeyay geeridii Axmed Godane, hogaamiyihii hore ee Al-Shabaab oo uu sheegaay in ay isku qoys ahaayeen.

 

Waxa ku  faanay in xiligaas ay ka cabsadeen Odayaal dhaqameedkii lamidka ahaa inay ka hadlaan geerida Godane, balse asagu uu ka tacsiyadeeyay, maadama uu ahaa Nin ay tol yihiin oo reerka ka dhintay,

dhanka kale waxa uu dowlad ay isaaqu madax ka yihiin ku lmaamay Al-Shabaab, koofuurta Somaliya waxaa ka jirta laba dowladood oo kala ah Dowlada faradaalka ee uu hogaamiyo farmaajo iyo tan Alshabaab.

https://youtu.be/2n-XBrDGQ1o

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.