Xili dowlada Somaliya ay ka gshay kaalinta 1aad dhanka Musuqmaasuqa caalamka uuna socdo boobka iyo xaalufinta dhulka danta guud isla markaana uu musuqu saameeyey dhamaan hey.adaha dowlada ayaa ayaa hadana dhanka kale si boor isku qaris ah ay u socdaan Howlgal ay hogaaminayaa masuliyiinta lagu eedeynaayo wax isdabarinta iyo kala dhantaalida howlaha qaranka
Kaasi saacadihii la soo dhaafay lagu gubay qaad la sheegay in uu dalka ku soo galay sifo aan sharci aheyn tiiyoo isla suuqa si caadi ah loogu kala iibsanayo mid la mid ah midka la gubay
Sidoo kale waxaa dowlada hoose burburisay dhismooyin ku yaal dagmada karan xili iyane lagu eedeynaayo booka dhulka danta guud.
waxaana wax lala yaabo ah dhulka la boobay ama milkiyadiisa lagu qoray hay.ado ay leeyihiin ganacasato in ann waxba la iska weydiineynin balse lagu bur-burinaayay Goobaha ay si KMG ah ganacsato danyar ah u dhisteen ee Wadooyinka layaa burburin laga fuliyay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa ayna ka dhacday inta u dhaxeysa Isgoyska jiirada illaa Xaawa Casir ee dagmada kakaraan , iyadoona uu noqon doono mid sii socda si loo fuliyo Amarka Duqa Magaalada Muqdisho ee ku aadan in aan marnaba la aqbali doonin goobaha sida sharci darrada loo dhistay.
https://youtu.be/0_thDH23lSI