
https://youtu.be/hU7P3dFBPh4
Ciidamadda Dowladda ayaa caawa fiidkii isaga soo baxay Dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Kooxda Al-Shabaab ayaa kusoo dhawaaday Matabaan.Dadka deegaanka ayaa cabsi xooggan dareemaya kaddib markii ay magaladaas kusoo dhawaadeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.
Al-Shabaab ayaa dagmadaas usoo jirsaday wax kayar 5km sida aan kasoo xiganay dadka degaanka.
Cidamadii dawladda ee halkaa gaaray laba maalin ka hor ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ugu soo laabteen Dagmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud.