Home Afsomali Boosaaso: Dowladda Puntland waxay gaadiid u dirtay deegaanada u dhow Boosaaso si...

Boosaaso: Dowladda Puntland waxay gaadiid u dirtay deegaanada u dhow Boosaaso si loogu fududeeyo dadka in ay magaalada kusoo laabtaan,(DAAWO SAWIRADA )

Boosaaso: Dowladda Puntland waxay gaadiid u dirtay deegaanada u dhow Boosaaso si loogu fududeeyo dadka in ay magaalada kusoo laabtaan, Guddiga Dowladdu u xilsaartay gurmadka iyo garab istaaga dadka barakacay ayaa Boosaaso ku diyaariyey xarumo gurmad iyo Caawimaad lagu siiyo dadkaasi.

Guddiga Wasiirada ah ayaa sidoo kale kormeeray sida ay shaqadu uga socoto Dekadda Boosaaso, Airportka , xarumaha Bulshada iyo goobaha Ganacsiga Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.