Home Afsomali Full VIDEO Fariinta Madaxweyne dani ee dhismaha dowladnimo

Full VIDEO Fariinta Madaxweyne dani ee dhismaha dowladnimo

https://youtu.be/XcbtoYAPRYs

Madaxweyne Deni “Dowladdnimada Soomaaliya in la dhiso waxay u baahantahay Wakhti, Fikir, Maal, Sabir, Midnimo iyo Wadajir. Dal waxaa lagu dhisa Sharci, kala danbeyn iyo wax heshiis lagu yahay, Waxaa la rabaa in Sharciga dalka dhidabada loo aaso, Dastuurkiisa la dhameystiro, Dowladdnimadiisa iyo Hay’adihiisana ay sharci ku dhisnaadaan”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.