Home Afsomali Indhaha bolice oo arka maandooriyaha halka danbiyada kale sida...

Indhaha bolice oo arka maandooriyaha halka danbiyada kale sida dhaca dhulka danta guud la moodo in aan xil ka saareyn

Ciidamada ayaa gacan ka helay bulshada deegaanka waxayna taasi suuragalisay in gacanta aan ku soo dhigno waxyaabaha maankadooriya iyo Dhirta Xashiishka oo lagu beeray mid kamid ah dhismayaasha Xaafadda Tookiyo iyo Caagado lagu karkarinayay Maandooriyaha Calaqa” ayuu yiri taliye Najiib Carab.

Muqdisho ayaa waxaa kusoo badanaya guryaha lagu sameeyo laguna iibiyo waxyaabaha maankadooriya kaa oo dhibaato badan ku hayay dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana maalmahan socday howlgalo ciidamada amaanka kula dagaalayeen maandooriyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.