Home Afsomali Qarax lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Gobolka banaadir oo ka dhacay...

Qarax lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Gobolka banaadir oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Guddoomiye kuxigeenkii Waaxda Afaraad ee degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir ayaa u geriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax lala beegsaday Gaari uu watay.

Qarax miinada nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa haleelay Gaaeiga Guddoomiye kuxiveenka xilli uu marayay mid kamid ah waddooyi ka gala degmada kaxda.

Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay laba ruux oo kale, iyada oo dhowr jeer  meelo kamid ah waddooyinka gala degmada Kaxda qaraxyo lavu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada degmada Kaxda igo degaanka Garasbaaleey.

https://youtu.be/l-NocI1V4pc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.