Home Afsomali Gudoomiye Cali Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo madaxtooyada Cadaado kula...

Gudoomiye Cali Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo madaxtooyada Cadaado kula hadlay shacka iyo masuuliyiinta gal mudug

Gudomiyaha barlamnka galmudug
Cali gacal casir iyo madaxweyne
Kuxigeynka dowlad goboleydka galmudug oo galabta la hadlay shacab ka reer galmudug iyo masuliyin ay wasiro xildhibano ku jiraan
Odayaal dhaqamed culumo udiin
Iyo haween iyo dhalin yarada reer cadaado dadkaaso soo buux dhaafiyay madaxtoyada galmudug.


Taaso ku taala cadaado ayado
Madaxdu u sheegen in la ilaaliyo
Midnimada galmudug nidaamka galmudug u yaal waxaa kale oo ay u sheegen madaxdu in ay ka shaqeyn donaan midnimada iyo cadaalad galmudug taasna looga baahan yahay shacabka galmudug
Dhamantod marnana aysan ogolaaleyn in la baal maro dastuurka gamudug iyo kan fadaraalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.