Home Afsomali Madaxweyne Hore Axmed Du’caale Xaaf oo mudo lagu xanibay Hargeysa

Madaxweyne Hore Axmed Du’caale Xaaf oo mudo lagu xanibay Hargeysa

Madaxweynihii hore ee Galmdug Axmed Du’caale Xaaf, ayaa maanta loo diiday in uu Hargeysa soo galo kadib markii uu ka soo degay Garoonka Hargeysa.

Xaaf, ayaa la fadhiisiyay qolka VIP ee madaxda loogu talo galay ee Garoonka, waxana la filayaa in la saaro Diyaaradda Jabbuuti oo magalada Jabbuuti gaynaysa.

Xaaf, ayaa hore u yimi Hargeysa iyadoo casuumadana loogu sameeyay intii uu ka sii maqnaa xilka madaxweynaha Galmudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.