Home Afsomali Doodda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa hada bilaalbatay

Doodda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa hada bilaalbatay

waxaa hada ka bilaabatay hoolka doodda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay dooddan baaqatay 31bishii Janaayo sababo la xiriira Internet –ka oo waqtigaa hawada ka maqnaa.

Guddiga qabanqaabada doorashada xilka madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka habka iyo sida ay u dhaceyso dooda, iyaga oo labo kooxood u kala qeybiyay musharixiinta ka qeyb-gali doonta.

Shalay ayaa la soo gaba gabeeyay dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta ay ka hor-jeedinayeen Baarlamaanka, taasoo socotay muddo saddex maalin.

akhriso Liiska hoose iyo sida loo kala saaray musharixiinta :

Laga bilaabo maanta ilaa laga gaaray maalinta doorashada oo ku beegan Arbacada nagu soo foolka leh 8da bishan musharixiinta xillka madaxweynaha waxaa ay galin doonaan ololihii ugu adkaa oo ay ku raadinayaan taageerada xildhiibaannada labada aqal.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.