Home Afsomali Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc

Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc

Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc

IIdle Yare oo Catoosh ka dalbaday in uu boga bbc ka saaro Boostiga uu dhibssaday talphonkii laga dhacayna sheegay in ay lug lulahaayeen wuxuuna hadalkiisa sii raaciyey in Xiligii mobile ka lagaa dhacayey dadkii la socday la garaacay iisagane loo gacan bixieeyey taasoo uu u qaatay in ay bargaranaeen
Fanaanka ayaa ka walaacsan dhibaatada ay u keeni karto qormada bbc ay uga beensheegtay isaga oo yiri hadiiba habeen banaanka la igu arko waxaan heysto hha la iga qaato
Iidle ayaa beeniyey in uu habeen kasto qaato kun doolar taasoo uu sheegay in ay tahay toosh llagu ifinayo si burcadu u beegsado
Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc oo uu ku tilmaamay kuwa aan lalheyn qibrad saxaafadeed .

iidle ayaa Cabdirisaaq Catoosh uga digay in uusan islehysiinin Magaalada Nairobi uuna xasuusnaado in ay u wada siman yihiin
fanaan iidle yare sheegay in uu soo marey nolol adag balse aysan wax u jirin sida uu u soo qoray Catoosh oo arinta ka badbadiyey ilaa heer uu gaarsiiiyey in uu iga dhigo qoof mar ahaa mid nolosha ka dhacay oo toos beerta u galaay

Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc

IIdle Yare oo Catoosh ka dalbaday in uu boga bbc ka saaro Boostiga uu dhibssaday sheegayna in wareysigii uu 7 bedelay siduu rabay

Talphonkii laga dhacay ayuu ku sheegay in ay lug ku lahaayeen wariyayaasha idaacada bbc wuxuuna hadalkiisa sii raaciyey in Xiligii mobile ka laga dhacayey dadkii la socday la garaacay iisagane loo gacan bixieeyey taasoo uu u qaatay in ay bargaranaeen .

Fanaanka ayaa ka walaacsan dhibaatada ay u keeni karto qormada bbc ay uga beensheegtay isaga oo yiri hadiiba habeen banaanka la igu arko waxaan heysto hha la iga qaato .

Iidle ayaa beeniyey in uu habeen kasto qaato kun doolar taasoo uu sheegay in ay tahay toosh isaga lagu ifinayo si burcadu u beegsadaan.
Fanaan iidle Haday wax igaaraan waxaa ka masuul ah wariyayaasha idaacada bbc oo uu ku tilmaamay kuwa aan lalheyn qibrad saxaafadeed .

iidle ayaa Cabdirisaaq Catoosh uga digay in uusan islehysiinin Magaalada Nairobi uuna xasuusnaado in ay u wada siman yihiin .

fanaan iidle cabdulle nuune wuxuu sheegay in uu soo marey nolol adag balse aysan wax u jirin sida uu u soo qoray Catoosh oo arinta ka badbadiyey ilaa heer uu gaarsiiiyey in uu iga dhigo qof mar ahaa mid nolosha ka dhacay oo toos beerta u galaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.