Home Afsomali Kuraas doorashadooda lagu qabanaayo Baladweyne oo la shaaciyey

Kuraas doorashadooda lagu qabanaayo Baladweyne oo la shaaciyey

Kuraas doorashadooda lagu qabanaayo Baladweyne oo la shaaciyey

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.

Kuraastan la shaaciyey waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu tartamayo Fahad Yaasiin horeyna uu ugu fadhiyey Xildhibaan Faarax C/qaadir.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.