Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland oo kuraas cusub shaaciyey.
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad kuwaasi deegaan doorashadooda tahay Jubbaland.