Home Afsomali Hirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada todoba kursi (Akhriso)

Hirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada todoba kursi (Akhriso)

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Kuraastan ayaa qeyb ka ah 13 kursi oo dhowaan la shaaciyey in doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Balad-weyne kuwaasoo lix ka mid ah maanta la qabtay.

HOOSKA KA AKHRISO KURASATA JADWALKOODA LA SHAACIYEY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.