Home Afsomali Taliyihii hore ee Ciidanka booliska oo Xildhibaan loo doortay

Taliyihii hore ee Ciidanka booliska oo Xildhibaan loo doortay

Doorashada Golaha Shacabka DFS oo 16 kursi  maanta si rasmi ah uga Bilaabatay Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dadka Xildhibaanada noqday waxaa ka mid ah taliyihii hore ee Ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Xildhibaan S/gaas Bashiir Cabdi Ameeriko ayaa ku guulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay Hop-273.

Xildhibaan Marwo Cabdirishiid Xaaji oo ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-234 ayaa ka hadashay guusheeda.

Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Qambi oo ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-127.

Xildhibaan Maxamuud Axmed Geesood ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-157.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.