Home Afsomali Somaliland Sheikh caan ka ahaa oo gurigiisa lagala baxay isaga iyo qoyskiisii...

Somaliland Sheikh caan ka ahaa oo gurigiisa lagala baxay isaga iyo qoyskiisii ayaa la la.yahay meel lala aaday

Sheekh Aadan Sunne iyo guud ahaanba qoyskiisii ayaa mudo laba cisho ah la raadinayaa ka dib markii lagala baxay gurigiisa ku yaala xaafada masalaha ee magaalada Hargeysa.

xubno u dhaw qoyska Sheekh Aadan Sunne ayaa ii xaqiijiyey in guriga loogu tagay gaadhigiisa oo kaliya Isla markaana ilaa hada la raadinayo halka ay ku danbeeyeen Sheekha iyo qoyskiisu oo ka kooban 13 qof.

ilaa hada waxa lagu raad joogaa halka ay ku danbeeyeen Sheekha iyo qoyskiisu.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.