Allaha u naxariistee waxaa qarax miino lagu dilay daahir Xasan tooxow digdigle
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aasao ayaa la kacda6 gaari uu saarnaa daahir iyo arday iskuul u socotay
Qaraxa ayaa ka dhacay dagmada dayniile gaar ahaa agagaarka xaruntii faarax garamgaram
Dhaawaca daahir ayaa ispital loola cararay hase yeeshee warku intaa ku darayaa in uu dhax ku geeriyooday
Goobta qaraxu ka dhacay ayaa ayaa waxaa daadsanaa firirika gaaroga iyo dhaawaca qaar ka mid ahaa dadkii gaariga saarnaa