Xildhibaanada dowlada soomaaliya ayaa u codeeyey farmaajo in uu noqdo madxweynaha somaliya
Waxaan magaalada ka bilowday xaflado iyo damaashaad marks laga soo tagonhoolk weyn ee doorashadu ka socotay oo laga dareemayey sawaxan iyo sacab intii ay doorashadu socotay.
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 184, hasse ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay doorashada Xassan Sheekh Max’uud oo helay codad dhan 97, halka Shariif Sheekh Axmed uu helay 46 cod.
Ugu danbeyntii, waxaa lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya afarta sanno ee soo socta uu noqonayo Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.
Wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa.