Home Afsomali Maxamed Cabdiqaadir oo ku guuleystay kurisga HOP#019

Maxamed Cabdiqaadir oo ku guuleystay kurisga HOP#019

 

Maxamed Cabdiqaadir oo ku guuleystay kurisga HOP#019

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019 oo lagu qabtay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed kadib markii uu helay codad dhan 62.

Kursiga ayaa waxaa ku tartamay ilaa 5 Musharax oo kala  ah

• Cabdiraxmaan Cilmi Siyaad

• Faadumo Khaliif Guuleed

• Maxamed Cabdiqaadir Maxamed

• Axmed Maxamed Ibraahim

5 Maxamed Maxamuud Cali

Tartan saacado qaatay kadib waxaa ku soo baxay oo ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.