Home Afsomali Xoghaayaha golaha shacabka oo fahad yaasiin laakuush ID Card joojin ah  kaga...

Xoghaayaha golaha shacabka oo fahad yaasiin laakuush ID Card joojin ah  kaga qaatay gurigiisa 

 

Xoghaayaha golaha shacabka oo fahad yaasiin laakuush ID Card joojin ah  kaga qaatay gurigiisa

Waxaa hadda la iixaqiijiyey in guriga Fahad Yaasiin la geeyey Cabdikariin Buux oo ah Xoghaya guud ee Golaha shacabka, Halkaasna lagu soo siiyey Lacag xad dhaaf.

Waxaa lagu la heshiiyey in uu joojiyo siinta Kaararka ee Xildhibaanadda, Fahad ayaana u arka in tallaabadaas uu ku isbaareysan karo dedaaladda lagu dardar galinayo doorashadda ee Ra’iisul wasaare Rooble gar wadeenka ka yahay.

Soomaalida oo dhan waxay indhaha ku hayaan dagaalka cusub ee lagu soo qaaday aqoonsiga Xildhibaanadda iyo Cabdikariin Buux in lacagtaas la siiyey darteed uu ujoojiyo Kaararka Xildhibaanadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.