Asalaamu Caleykum.
Ramadaam kareem.waxaan u bilaawi doonaa biyo dhaamin dad ay heysato biyo la’aan insha allah, waxaan kaashan doonaa Maamulka Deegaanka km50 ee G/Sh/Hoose Booyadda yar ee Biyaha waa $80 booyada weyna waa $90. dadka biyaha qeybinaaya oo 5 qufood ah si ay isku buuran dadka haraadsan waa $25
Waxii tabarucaad ah waxaa lagu soo haagin karaa.
0615900199
Lanbar kaani aniga Abukar Abdulkadir JANAALE ah ayaa haayo
https://youtu.be/2gva6RyxYZI
Mahadsanidiin