https://youtu.be/v54zL11fRd0
Toogashadii baydhabo ka dhacday Cadaaladii baydhabo lagu arkay markii la toogtay dilaagii boosaneerka ku riday gabadhii lacagta ku laheyd ee uu dilay ayaa shacabku ku sagootiyeen geeridiisa mashxarad sacab iyo farxad iyo renreyn waa arin muqdisho looga baahnaa in mudo ah