Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi...

Muuqaal dhameystiran Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ka hadlay muhiimiyadda Golayaasha Baarlamaanka ay u leeyihiin shaqada Guddiyada.

https://youtu.be/4-l5r8bUg9Q

https://youtu.be/YV6iemPgoRc

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) oo uu wehliyo dhiggiisa Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qaybgalay kulan ku saabsanaa diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maalmahaan ay ku howlanaayeenGuddi KMG ah oo labada Aqal ee Baarlamaanka ka kooban.

Guddoonka ayaa guddiga isku dhafka ah ee Diyaarinta Miisaaniyadda ka dhagaystay warbixinno ku saabsan Miisaaniyadda Qaranka ee 2022 iyo waxyaabihii uga soobaxay isla xisaabtankii ay la yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.