Ceeb iyo meelka dhac
Arinka qoraal kasoo baxay wasaarada arimaha dibada wuxuu gaf weyn ku yahay ama Calaamad xun u yahay shuruucda dalka soomaaliya iyo dowlada xasan shiikh ee cusub.
A.
Ayadoo aan gole wasiiro la magacaabin ayaa isbedal daneed lagu sameeyey Safaarada Soomaaliya ee Rome
B.
Ixtiraam daro loo geystay Md.Axmed Cabdiraxmaan oo ah khabiir Wasaarada ka soo shaqeeyey mudo dheer oo gaaraysa ilaa 35 sano kuna soo shaqeeyey duruufo adag.
C.
MD.Gacal oo ah qofka darajada 3aad Safaarada ku jooga oo laga sarmariyeey kuwii ka mudnaa darajo ahaan sid, lataliye koobaad & Lataliye labaad.
Waxaa mudan in la iswaydiiyo yaa ka dambeeya ceebtaas?,yaa magaca soomaaliya waqtigan ku cayaaraya?,Dan shaqsi iyo mid beeleed ayaa arinkan ka leh?
WAA ARIN FOOLXUN OO U BAAHAN IN LA JOOJIYO!.