Allah u naxariistee waxaa Magaalada Roma ee dalka talyaaniga ku geeriyooday marxuum wariye rugcadaa saxaafaddeed Ali Muse Abdi.
Marxuumka waxaa uu muddooyinkii danbe ku nool dalka Italy,oo uu war-baahinta uu ka soo shaqeeyey ay ka mid ahayd AFP ,
Sidoo kale wuxuu ka soo shaqeeyey laanta afka soomaaliga BBC-da..
Waxaan tacsida la qayb-sanayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed,bahda Saaxafadda,Ehelkii & asaxaabtii uu ka tagay Marxuumka.