Home Afsomali Taliyaha NISA oo isbedal ku sameeyay qaar ka mid ah madaxda hoggaanada

Taliyaha NISA oo isbedal ku sameeyay qaar ka mid ah madaxda hoggaanada

 

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya uu bilaabay in xilalka ka qaado qaar ka mid ah madaxda  hoggaanada.

Tilaabada uu qaaday agaasimaha ayaa ah isbedelkii labaad ku sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanada Hey’adda.

Hoggaanada is bedelka lagu sameeyay waxaa ka mid ah Agaasinka Arrimaha Dibadda ee NISA oo loo magacaabay Sarkaal lagu magacaabo Caddow oo horay u heystay Waaxda ICT.

Xilka Agaasinka Arrimaha Dibadda waxaa laga qaaday Sarkaal lagu magacaabo Liban Kadiye.

Dhawaan ayay markii Agaasimaha NISA uu magacaabay ilaa dhowr Kaaliye oo ka hoos shaqeyn doonna.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.