Home Afsomali Muuqaal kale Kulan lagu taageeray wasiirul dowladaha wasaarada cadaalada iyo dastuur

Muuqaal kale Kulan lagu taageeray wasiirul dowladaha wasaarada cadaalada iyo dastuur

https://youtu.be/tp41N1uyReY

Kulan lagu taageeray wasiirul dowladaha wasaarada cadaalada iyo dastuur isl amarkaana lagu raali galinayey gudoomka baarlamaana ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

Kulanka waxaa soo agaasimay ku simaha suldaanka guud ee beesha tuni shan gamaas

Waxaana ka soo qeybgalay  Xildhibaano hore nabadoono siyaasiyiin bahda dhaqanka dhalinyaro iyo haween ka soo jeedo beesha tuni shan gamaas

Kunka intii uu  socday waxaa diirada lagu saaray amaanta iyo horumarka beesha

Xildhibaan muumina sheikh Cumar  oo la sheegay in ay tahay mid ka soo bixi karto xilka loo magacaabay waxaana sidoo kale fariin raali galin ah oo ku saabsan shaqaaqadii ka dhacday gudomaha baarlamaanka loo direy gudoonka Baarlamanka

Qaar ka mid ah masuuliyiintii madasha ka dahsahaya waxaa hadaladoodii ka mdi ahaa sidaan

Guntii iyo mgabagaabdii waxaa kulanka qodbadaan ku soo xirey ku simaha suldaanka guud ee beesha tuni Jeylaani maxamed Coowf

Kulanka aay ku soo aaday xili Xildhibaan ka tirsan isla beeshaa uu sheegay in Xildhibaan muumina sheikh Cumar  aysan ka soo jeedin beesha tuni shan gamaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.