Home Afsomali Wasiirka Batrolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Abdirizak Omar Mahamed ayaa maanta...

Wasiirka Batrolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Abdirizak Omar Mahamed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Xilkii

Wasiirka Batrolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Abdirizak Omar Mahamed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Xilkii Wasaaradda Batroolka.
Munaasabadda Xil wareejintan ayaa waxaa ay ka dhacay gudaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta waxaana goob joog ka ahaa ku xigeenka Ra iisulwasaare Eng Saalax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.