Home Afsomali Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 12aad Oo Goordhaw La Shaacin Doono

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 12aad Oo Goordhaw La Shaacin Doono

 

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqeysa Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022  ee fasalka 12.

Saacadaha soo aaddan ayaa la filayaa in si rasmi ah ay Wasaraddu ugu dhawaaqdo Natiijada Rasmiga ah ee Imtixaankii la qaaday

Sanadkan Imtixaanka waxaa u fariistay arday tiradooda gaareyso 35,000 (Soddon iyo Shan kun) oo arday, kuwaasi oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada dalka.

Ardayda ayaa ka kala yimid Dowlad goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland iyo gobolka Banaadir oo lagu galay imtixaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.