jirka ah ee lagula jiro argagixisada, waxayna tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii ay ka geeriyoodeen. ATMIS waxay u rajaynaysaa kuwa ku dhaawacmay soo kabasho degdeg ah.
Sidoo kale waxaa jira dalal cambaareeyay weerarka Hotelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho sida, Mareykanka iyo Turkiga.